Soomaaliya iyo Halgan-ka Dowlad-dhiska: Sababaha Guul-darrada Joogtada ah
Maxay Soomaaliya ugu Guul-darraysatay Dhismaha Dowlad Sal Adag Leh? Hordhac Soomaaliya mar bay lahayd dowlad dhexe oo shaqaynaysa, leh hay’ado amni, nidaam maamul iyo kala dambeyn guud. Intii u dhexeysay 1960 ilaa 1991, inkastoo ay jireen caqabado siyaasadeed, haddana dowladnimadu way taagnayd, shacabkuna wuxuu lahaa hal hay’ad oo ay wada aqoonsan yihiin. Burburkii dowladdii dhexe…